berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Suldaan Ku Milmay Muranka Siyaasada Oo Weerar Ku Qaaday Siyaasiyiintii Isbaahaysiga Ee Wadani Ku Biiray.
October 9, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Saleebaan Cismaan Oo Kamida Salaadiinta Somaliland Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyay Si Xawli Ah Ugu Milmay Muranada Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Axsaabta Ku Loolamaya Hogaanka Dalka Iyadoo Doorka Salaadiinta Dhaqanku Yahay Kuwo Ka Madaxbanaan Xisbiyo Iyo Siyaasadba Ayaa Waxa Su,aalo Badani Ka Dhasheen Kadib Markii Maanta Uu Suldaan Saleebaan Cismaan Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasiyiinta Garabkii Isbaahaysiga Ee Ka Huleelay Kulmiye Kuna Biyo Shubtay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Isagoo Suldaanku Ku Tilmaamay Kuwo Uu Socod Baray Madaxwayne Silaanyo Balse Ka Abaal Ka Daray Oo Dayriyay Danaihii Umada,
Waxaanu Sidoo Kale Difaacay Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Oo Uu Ku Tilaamay Mid Hadii Ay Boqolaal Qof Ka Baxaan Aan Waxba U Noqonayn Balse Hadalkaas Suldaanka Ayaa Muujinaya Inuu Ka Baxay Xayndaabkii Salaadiinta Dhaqanka Isagoo Ku Ruqaansaday Dhinaca Siyaasada Isla Markaana Afhayeenkii Kulmiye Matalay.

suldaan saleebaan.jpg
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews