berberatoday.com
Guddida Doorashooyinka Dadban Ee Somaliya Oo Soo Jeediyey In La Xaliyo Cabashada Ay Siyaasiyiinta Somaliland Ka Qabaan Saamiga Aqalka Sare Xilli Siyaasiyiinta Somaliland Ee Muqdisho Joogaa Qaadaceen Doorashada
October 9, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha guddida doorashooyinka dadban ee somaliya Cumar Maxamuud Dhagey ayaa ku baaqay in la xaliyo cabashada ay siyaasiyiinta ka soo jeeda somaliland ee ku sugan somaliya ka qabaan saamiga ay ka heleen xubnaha aqalka sare.gudoomiyaha dorashoyinka dadban ee somaliya
Gudoomiye Dhagey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto cabashada ay soo jeediyeen xubnaha ka soo jeeda somaliland, waxaanu tilmaamay in maamul goboleedyada intooda badani ay soo gudbiyeen xubnaha u matalaya aqalka sare ee dalka somaliya balse waxa uu tilmaamay in cabashada ay siyaasiyiinta somaliland ka soo jeeda ka qabaan saamiga ay ku leeyihiin aqalka sare ay dhibaato ku tahay dhamaystirka dhismaha dawlada somaliya.
Dawlada somaliya ayaa hore u go,aamisay in xubnaha aqalka sare ee Somaliya u matalaysa somaliland lagu soo xulo magaalada Muqdisho balse siyaasiyiinta ka soo jeeda somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa qaadacay saamiga laga siiyey xubnaha aqalka sare.
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa ka keenay Cabasho Saami-qaybsiga Xubanaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia, iyagoo dhawaan shaaciyay inay qaadaceen in Aqalka Sare ee Baarlamaanka ay ka mid noqdaan.

 

 

 

 

Xigasho Baligubadlemadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews