berberatoday.com
PAKISTAN : Xeer Raga Ciqaab Adag u Noqonaya oo Baarlamaanku Ansixiyay
October 9, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa ansixiyay xeer cusub oo  noqon doono mid ciqaab  ku ah ragga ku kaca falalka aadka u foosha xun leh ee haweenka dalkaasi lagu la kaco ee Kufsiga .

Boqolaal ka mida haweenka  u dhashay dalkaasi Pakistan ayaa sanad walba u dhinta dhibaatooyin ka soo gaadha Kufsiga lagula kaco ,waxa aanu xeerkani ku ciqaab uga  dhigayaa dadka ku kaca falkan in lagu xukumi  xadhig inta nooloshiisa ka hadhay oo dhan .

Xeerka ayaa sidoo kale faraya garsoorayaasha ka hawl gala maxkamadaha dalkaasi in aanay wax naxariis ah u muujin danbiilayaasha la hor keeno iyaga oo galay falal la xidhiidha Kufsiga balse ay waajiyaaan xeerkan cusub ,isla markaana aanay ogolaan cafiska ay waalidiinta ay ka soo  jeedaan haweenka lagu la kacay falalka Kufsiga .

Xeerkan ayaa soo af jaray qaylo-dhaana mudo dheer ka soo yeedhaysay dhamaan shacabka dalkaasi kuwaasi oo ay ku codsan jireen in la ciqaabo danbiilayaasha ku kaca  falkan ,sidoo kale ha’yadaha Xuquuqal Insaanka ee dalkaasi  ayaa marar fara badan ka hadlay,  balse xeerkan ka soo baxay barlamaanka dalkaasi ayaa noqday mid  dhamaan shacab waynaha reer Pakistan raali galiyay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews