berberatoday.com
Qeybtii Uhoreysay Ee Shaqaalaha Shirkada DP World Ee Maamulka Dekeda La Wareegaayay Oo Dekeda Berbera Yimi Iyo Kulamo Ay La Qaateen Maamulka Iyo Madaxda Waaxyaha Dekeda
October 9, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-qeybtii uhireysay ee shaqaalaha farsamada ee Shirkada DP World ee Dekeda Berbera Laga kireeyay ayaa soo gaadhay magaalada Berbera Kuwaas oo ay hogaaminayaan khabiiro dhinaca maamulka iyo Maareynta ah kuwaas oo indha indhayn ku samayanaya habka Maamulka Dekeda Berbera, waxa kaloo iyaguna wehelinaaya oo shaqaalaha khabiirada ubadan  shaqaale iyaguna qaabilsan dhinaca Farsamada qalabka Dekeda iyo rarka iyo rogida oo ku shaqayn doona Qalabka loo yaqaano badhadaha ee badeecadaha roga rarana.

Shaqaalaha oo tiradoodu dhamayd inta ay indhahaygu qabteen 30 shaqaale ah ayaa kusoo dagay Hutelka Maansoor ee Berbera halkaas oo aanu maanta ku aragnay iyaga oo ka cuntaynaya sida naloo sheegayna dagan hutelkaas. waxaana ilaalo xoogan ka hayay shaqaalaha Ciidan iyo gaadiid kooban oo katirsan ciidamada RRU-da oo laga soo raaciyay dhinaca Hargeysa oo ay maalmihii lasoo dhaafay ay kasoo dageen.

Sawirkan aad arkaysaa waa qeyb yar oo kamida shaqaalaha shirkada DP World oo aanu sawirkan la tiigsanay iyaga oo ka qadaynaya Hoolka cuntada ee Hutelka Maansoor Berberra.

dp1

shaqaalaha ay wehelinayaan khibiirada dhinaca Maamulka iyo Maareynta uqaabilsan shirkada DP World ay wehelinayaan ayaa la sheegay inay labadii maalmood ee Udanbeeyay Berbera ku sugnaayeen iyaga oo kulamo qarsoodiya la qaadanaayay Maamulka Dekeda Berbera iyo Madaxda waaxyaha Dekeda ee kala duwan iyaga oo darsaya sidii ay shaqada Dekeda ula wareegi lahaayeen iyo waliba iyaga oo raadinaya dhaliilaha iyo meelaha Maamulka Dekeda iyo Madaxdoodu ujilicsan yihiin si ay hadhaw usoo bandhigaan inaanay la shaqayn karin Shirkada aqoonteediina aanay lahayn taasina ay keeni doonto in shaqaalaha aan Xirfadooda shaqo sareynin meesha laga saari doono lana eryi Doono waa sida ay sheegayaan xogaha aanu helay ee la xidhiidha shaqaalaha iyo khabiiradan shirkada DP World ee Berbera kusugan kulamada la qaadanaya Maamulka iyo Madaxda waaxyaha Dekeda ee isugu jira farsamada iyo Maamulka xafiisyada.

Maamulka Dekeda Berbera ayaan war rasmiya aan wali ka soo saarin shaqaalaha iyo Khabiiradan Dekeda Berbera ka wada xaqiiqa raadinta qaabka ay Dekeda Berbera ula wareegi doonaan.

Warar kaloo aanu maanta galinkii Danbe ka helay Dekeda Berbera ayaa iyaguna noo cadeeyay inay Galinkii danbena shaqaalaha iyo Khabiirada shirka Dp World ka Socday Dekeda Ku Noqdeen  Dekeda maamulka sare ee dekeda Kulan albaabadu uxidhan yihiin la yeesheen waxse ay kulamadani Umuuqdaan kuwo loogu gogol xaadhayo qaabkii sirasmiya a Dekeda loogu wareejin lahaa shirkadan Dubai ports World.

 

shaqaalaha iyo Khabiiradan ayaa ku labisnaa dareys uu ku qoranyahay Magaca shirkada DP World iyaga oo xiliga aanu Hutel Maansoor kula kulanay ka yimi dhinaca Dekeda Berbera.

dp4 dp3 dp2 dp1

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews