Wax ka Barro Cuntooyinka Beerka ka Sifeeya Sunta
October 9, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Beerku waxa uu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan jidhka aadamaha ,waana xubinta had iyo jeer ka hor tagta wixii suna soo gasha jidhka isla markaana had iyo jeer sifaysa dhiiga isla markaan dhamaan wasakhda iyo suntan la ku jirtana ka saarta .
Sidoo kale wax uu ka qayb qaata dheefshiidka waxa aanu jidhka ka saara saliidaha aan wax tarka u lahayn ee dheeraadka ah ,si aanay saliidahaasi ugu ururin jidhka .
Hadaba si aan u ilaalino caagimaadka beerka waxa haboon inaan caadaysano cunitaanka cuntooyinka beerka laftiisa sifeeya waxa aanay kala yihiin :