berberatoday.com
Xisbiga Waddani Oo Xaflad Soodhaweyn Ah Usameeyay Siyaasiyiin Miisaan Culus Leh Oo Ku Biiray+Daawo Sawirada
October 9, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa hada uu Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa xaflad balaaadhan oo soo dhaweyn ah ugu sameynayaa siyaasiyiin magac iyo miisan weyn ku dhex leh Somaliland oo  ka soo jeeda Koonfurta magaalada Hargeysa iyo degmada Sallaxley .

2_f

Xafladan ayaa waxa aay hada ka socoto Hotel Ambasadoor ayaa waxaa  ka soo qeyb galay masuulyiinta xisbiga oo uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbigaasi Muddane Cabdiraxmaan Ciro .

3_f

Hoolka  ay xafladani ka socoto ayaa waxaa uu la ciir ciirayaa samxada mawjado tageerayaal ah oo xisbiga cududooda ku soo biiriyey .

1_f4_f

Sidoo kale xafladan ayaa waxaa ka soo qeyb gala madax dhaqameedkii ugu badanaa ee ka soo jeeda beeshan iyo beelaha kalaba
55_fotor67891011121314151617181920212222_fotor232425262728293031323334

 

 

Fiiro Gaar :- Warkan oo intaasi ka sii faahfaahsan iyo Muuqaalada warkan goor dhaw kala soco Shabakada Wararka Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews