Xogta Dahsoon”Shandada Madow Ee Madaxwaynaha Maraykanka Maxaa ku Jira?
October 9, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marka uu madaxwey dalka maraykanku ku jiro safar uu ugu ambabaxay mandaqad kasta ama dal kasta oo dunida ku yaalla waxaynu dheehanaa oo aragnaa shandad madow oo uu sito oo u raacaysa meel kasta oo uu aadayo, hadana maxay tahay Shandadaasi?.