berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Garab Isbaahaysi Oo Ka Go,ay Xisbiga Waddani Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay Iyo Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo Hogaaminaya+Qaraxyadii Xisbiga Waddani Oo Bilaamay
October 10, 2016 - Written by Berbera Today

garabka-badbaadaHargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ayaa waxa maanta lagaga dhawaaqay garab isbaahaysi oo lagu sheegay magaciisa garab Toosinta Xisbiga Waddani, waxaana kamid ah garabkan siyaasiyiin miisaan culus kulahaa Xisbiga Waddani kuwaas oo ay kamid yihiin Xogahayihii Arimaha Bulshada ee Xisbigaas Marwo Hinda Jaamac Gaani Iyo Cali Khadar Xasan(Cali Kubad)iyo waliba Cabdillahi Axmed Cali oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee dalka Ustaralia

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Siyaasiyiintan oo Qaadacay Xilalka uu Gudoomiye Cabdiraxmaan ciro Ku taxay dad aan usoo halgamin Xisbiga sida ay sheegayaan Xubnaha ku dhawaaqay garabkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews