berberatoday.com
Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyntii Ugu Balaadhneyd U Sameynaa Siyaasiyiinta Isbaheysiga Kulmiye Oo Ku Soo Biiray+Daawo Sawirada
October 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani  ayaa waxaa uu xafladii ugu balaadhneyd ee soo dhaweyn ah u sameynayaa siyaasiyiintii isbaheysiga Kulmiye oo xisbigaasi si rasmi ah ugu soo biiray .

1_fotor16_fotor

Xafladan soo dhaweynta ah ayaa waxaa ay hada ka socota Hoolka ugu weyn ee Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa  kaas oo ay soo buux dhaafiyeen tageerasha xisbiga Waddani iyo tageerayaal ay wataan siyaasiyiiinta Isbaheysigu .

2_fotor

15_fotor

Munaasibadan oo ah mid aad u balaadhan  ayaa waxaa  ka soo qeyb galay hogaanka xisbiga Waddani oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro , Xoghayha xisbigaasi iyo gudoomiye  ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi .

3_fotor

Sidoo kale waxaa iyaguna munaasibada goob joog ka ah madax dhaqameedki ugu badnaa ee Somaliland kuwaas oo badankoodu ka yimid bariga magaalada Burco  , haween  , dhalinyaro ,culimo aw diin , ganacsato iyo mawjado taageerayaal ah
4_fotor5_fotor6_fotor7_fotor9_fotor10_fotor11_fotor12_fotor13_fotor14_fotor

17_fotor18_fotor

 

Fiiro Gaar :- Dhawaan Filo Muuqaalada iyo wararkan oo faahfaasan

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews