Idaacadii Radio Hargeysa Qeybtii FM-Ta Oo Gubatey Iyo Fadeexadaha Dul Hoganaya Wasiir Cadaani .
October 10, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Idaacadii Radio Hargeysa ee qaranka Somaliland lahaa gaar ahaan qeybta FM-ta ayaa gabi ahaanba dansan ilaa saaka iyo maanta duhurkii isla markaana gabi ahaanba Hawda ka Maqan .

Lama garan karo sababta ay idaacadu u Hawda uga maqan tahay mana jirto wax war ah oo ay ka soo saareen masuulyiinta wasaaradaasi .