berberatoday.com
Xafladaha Gudoomiye Muuse Biixi Dalka Ingiriiska Loogu Qabanayo Oo Loo Sameeyay Kaadhadh Lacag 20 Bound Ahi Ku Qorantahay Oo Lagu Galayo Iyo Fadeexada Ka Dhalatay
October 10, 2016 - Written by Berbera Today
cardsLondon(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga tallada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo safar ku jooga dalka Uk ayaa daabacay kaadhadh Lacag ah, oo lagu gelaayo Munaasibad loo qaban doono Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Jaaliyadda reer UK iyo Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ayaa ka tacajabay aadna ula Yaabay markii ay Arkeen Cards lagu galayo  Xaflada loo qabanayo Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ay ku qoran yihiin £20.
Talaabadan ayaa ah mid fadeexad ku ah xisbiga Kulmiye iyo Xukumadiisa,
Mucaarad iyo Muxaafidba dhaqan u may la ahayn in ka soo qaybgalayaasha Xafladaha Masuuliyiin Lacag lagaga Urursado oo waliba kaadhadh loo soo samaysto.
Guddiga qaban qaabada xafladani waxay sheegeen in lacagtani loogu deeqayo Muuse Biixi kadib markii ay ka jaakireen Beesha uu ka soo jeedo in ay Mujaahidka Lacag uu kaan baynka ku galo loo ururiyo taas bedelkeedana waxa qorshahan keenay qolyo Qabanqaabada shirkaas wada oo yidhin Somaliland oo dhami ha ugu rido lacagtaas 2o bound ee lacagta Ingiriiska ah;
arintan oo ugub ku ah dhaqanka xisbiyada iyo siyaasiyiinta somaliland ayaa aad looga hadal hayay ilaa xalay Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London
Wixii War ah ee kasoo Kordha Kala Soco shabakada Wararka Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews