Daawo Sawirka Maanta Oo Muujinaya Foolxumo Wayn Oo La Soo Daristay Xisbiga Kulmiye
October 11, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sawirka maanta ee uu ku gacan yaraystay farshaxanka wayn ee amin arts ayaa ka hadlaya ama sawiraya xaalad fool xun oo la soo daristay xisbiga kulmiye

Berberatoday.com