Madaxwayne Xigeenka Somaliland Oo Reer Hargeysa Kala Qadeeyay Hudheel Yar Oo Dadka Danyarti Ahi Ka Cunteeyaan+Daawo sawirada
October 11, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga caasimada qaybo ka mida shalay kala qadeeyey Asli Restaurant oo ka mid ah goobaha laga cunteeyo ee magaalada Hargeysa ugu mashquulka badan.