berberatoday.com
Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Dalka Comoros Oo Kuyaala Waqooyiga Dalka Madagascar
October 11, 2016 - Written by Berbera Today

Moroni(Berberatoday.com)-Dalka Comoros waxa uu ku yaalaa waqooyiga dalka Madagascar waa dalka ka kooban afar jasiiradood oo dhinac kasta ay kaga hareeraraysantahay bada Hindiya (Indian Ocean). Caasimada dalku waxa ay ku taalaa jasiirada Ngazidja waxana la yidhaa Moroni. Jasiiradaha afarta ah ee uu ka koobanyahay dalka Comoros waxa ugu wayn jasiirada ay caasimadu ku taal ee la yidhaa Ngazidja. Waxa kale oo jira sadex jasiiradood oo la kala yihdaa Mayotte, Mwali iyo Ndzuwani.Bedka dhulka ay ku fadhiyaan jasiiradaha uu ka kooban yahay dalka Comoros waa837.84 (mayl oo laba jibaaran) oo u dhiganta2,170.00 (kiiloomitir oo laba jibaaran).Dadka ku dhaqan dalka Comoros waxa ay gaadhaan596,202 (shan boqol iyo lix iyo sagaashan kun iyolaba boqol iyo laba ruux) waana tirakoobkii la sameeyay bishii July ee sanadkii 2001.Dadka reer Comoros waxa tirakoob lagu saadaaliyay in ay gaadhi doonaan sanadka2050 1milyan iyo sideed boqol oo ruux in kabadan.Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa kamid ah luuqadaha Carabiga iyo faransiiska oo ah luuqadaha 1aad ee dalka lagaga hadloDadka aqoonta leh ee dalka Comoros ayaa ah boqolkiiba 57.3%Diimaha laga haysto dalka Comoros waxa ugu horeysa diinta Islaamka waxana ay dadka reer Comoros boqolkiiba 98%, haystaan Suni islaam ah, boqolkiiba 2% wax ay haystaan Kaatolik.Ragga reer Comoros da’doodu waxa ay gaadhaa cecelis ahaan 58-sano hadlka dumarkana ay ka gaadho 62-sano.Qaabka ay u shaqayso dowlada dalka Comoros ayaa ah qaabka jamhuuriyada(Government Type independent republic).Lacagta dalka Comoros waxa la yidhaa Comoran franc (CF)Warshdaha dalka waxa lagu farsameeyaa alaab ay kamid yihiin Cadarka, Dunta,Qalabka dhismaha, Sharaabka iyo dahabka, waxa sidoo kale ka jira dalka dalxii badan. Beeraha dalka waxa laga beeraa Muuska iyo QunbhaDhulka la isticmaalo ee dalkana waxa lagu qadaraa boqolkiiba 35% dalka Comoros oo ka koobana Jasiirado ku yaal badwaynta Hindiya (Indian Ocean) waxa lagu timaamaa in aanu lahayn wax khayraad ah oo la qiimayn karo, dadkuna waxay ka shaeeyaan kaluumaysiga iyo shaqooyin yar yar.

co1 co2 co3 co4

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews