Muwaadin Somaliyed Oo Lagu Dhaawacay Dalka Papua New Guinea Iyo Dhibaatada Uu La Kulmay.
October 11, 2016 - Written by Berbera Today
Guinea(Berberatoday.com)-Dalka Papua New Guinea,waxaa ku dhibaateysan Mascuud Cali Sheekh oo 31-jir aha ayaa ku dhibaateysan dalkaasi.Mascuud oo ka mid ah ahaa shaqaale u shaqeynaayay Hay’ad samafal ayaa isaga Iyo Qof kale oo lugeynaya waxa ay la kulmeen weerar.