Saul(Berberatoday.com)-Shirkadda Samsung ayaa joojineysa iibinta taleefon gacmeedka Galaxy Note 7 dunida oo idil, sababo la xidhiidha walaacyo dhinaca ammaanka ah, waxayna ugu baaqday dadka haysta inay si deg deg ah u joojiyaan isticmaalka taleefonkaas.