London(Berberatoday.com)-Gudoomiya xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Muj Muuse Biixi Cabdi oo wali ku sugan dalka UK ayaa waxaa uu habeen hore kulan la qaatey jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska .