Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Xubno Xisbigaasi Ka Tirsan Oo Garabka Toosinta La Baxay
October 12, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay ka hadlay xubno xisbigaasi ka tirsan oo la baxay garabka toosinta xisbiga Waddani isla markaana qaadacey in ay ka qeyb galaan shirka golaha dhexe ee xisbigaas oo dhawaan Hargeysa lagu qaban doono
Afhayeenka xisbigaasi Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxaa uu sheegay in xubnahaasi wada hadal la furi doonan isla markaana waxyaabaha ay tabayaan ay iyagu gudahooda dhameysan doonan ay yahiin xubno xisbiga qaali ku ah .