Deg Deg Ah”Wasiir Xukumada Siilanyo Katirsan Iyo Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Goor Dhaweyd Shil Gaadhi Galay
October 12, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ka tirsan xukuumada Madxweyne Siilanyo iyo laba sarkaal oo ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxaa ay goor dhaweyd ku dhawaacmeen shil gaadhi.

Masuulyiintan ayaa waxaa ay kala yahiin Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed , xoghayaha Guud ee xisbiga Kulmiye Xassan Siciid Yuusuf iyo Siyaasi Maxamed Axmed Caalin (Tiinbaro).