berberatoday.com
Deg Deg Ah”Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Dawlada Imaaradku Miiska Soo Saartey Dalab Ku Aadan In Madaarka
October 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawda Somaliland Mudane Farxaan Aadan Haybe oo maanta xafiiskiisa kula hadlaayey  qaar ka mid ah saxaafada  ayaa waxaa uu ka hadley safarkii uu madaxweyne Siilanyo ku tagay dalka Imaaradka oo uu ka mid ahaa wasiiradii ku wehelinaayey.

war

Muddane Farxaan Aadan Haybe wasiirka Duulista iyo Hawda Somaliland ayaa waxaa uu sidoo kale uu beeniyey wararka sheegaya in madaarka Berbera laga iibinaayo Dalka Imaaradka Balse waxaa uu si rasmi ah u xaqiijiyey in dawladaasi ay Madaxweyne Siilanyo ka codsatey in Madaarka Saldhig laga siiyo  waxaana uu yidhi

“Hadii madaarka  cid kale la siiyey manaan iminka diyaarad soo fadhiisineen ee waxaanu odhan laheyn meel kale diyaaradu ha tagto , lakiin waxaa jira oo xaqiiqo ah madaxweynaha waxaa ay weydiisteen qolada imaaradku in ay madaarka Berbera saldhig ka sameystaan , waa codsi codsigana macnihiisu ma aha waa la iibiyey ” ayuu yidhi wasiirka Duulistu

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews