Ogasiis Xisbiga wadani laantiisa finland oo xaflad soo dhaweyna usameynaysa taageerayaal cusub
October 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Asalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu.
Dhaman taagerayaasha xisbiga wadani ee dalka finland, waxaa si xushmad leh looga codsanayaa inay ka soo qeygalaan xaflad loo qabanayo taageerayaal cusub oo xisbiga ku soo biiraya .
Goobta xafladu waa Xarunta ururka Kanava
Address:- Kumpulantie 7 , 3krs,
Itä pasila , Helsinki
Maalinta sabtida 15.10.2016
Saacadu waa 16:00 ama Afarta galabnimo
Inshaallah Qofkastana qofka udhow ha usheego , .
Wabilaahi tawfiiq
Gudoomiyaha gudida qaban qaabada :- Sandheere