Saxafi Caan Ah Oo Dawlada Somaliya Xill Cusub U Magacowdey
October 12, 2016 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Daud Aweys oo ahaa afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa haatan loo magacaabay inuu noqdo la-taliyaha dhanka siyaasada ee xafiiska QM ee Soomaaliya.
