berberatoday.com
Boqorlkii Ugu Mudada Dheeraa Dunida Oo Geeriyooday
October 13, 2016 - Written by Berbera Today

Bankook(Berberatoday.com)-Boqorka dalka Thailand Bhumibol Adulyadej, oo ah boqorka ugu xukunka dheeraa adduunka ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah, sidaasi waxaa shaacisay boqortooyada dalka Thailand.

boqorka thailandBoqorka ayaa xanuunsanaa sanooyin badan, laakiin xaaladiisa ayaa sii xumaatay maalmihii u danbeeyay.

Boqorka o ayaa xukunka hayay tan iyo 1946 dii, waxaa loo arkayay inuu ahaa qof mideeyay Thailand.

Waxaa jirta cabsi ah in dhimashadiisa waddankan oo milatari ka taliyo u keento deganaansho la’aan.

Image caption Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay cisbtiaalka boqorka lagu daweynayay.

Boqortooyada ayaa Axaddii ka digtay in caafimaadka boqorka uusan wanaagsanayn. Boqolaal qof ayaa isugu soo baxday cisbitaalka lagu daweynayay boqorka.

Sharciyo adag ayaa u yaalla dalka Thailand, sharciyadaasi oo mamnuuc ka dhigayo in dadweynaha ay ka hadlaan cidiii badali lahayd boqorka geeriyooday.

Boqor Bhumibol, oo ku dhashay gobolka Massachusetts ee dalka Mraykanka ayaa boqortooyada wuxuu la wareegay, 9 June 1946 ka dib markii walaalkii boqor Ananda Mahidol, uu dhintay.

Dhimashada boqorka ayaa timid iaydoo dalkaasi uu wali ku jira xukun milatari oo yimid ka dib agfembigii dhacay sanaddii 2014-kii.

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews