Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah UCID ayaa waxaa uu walaac xoogan ka muujiyey in doorashada madaxtooyadu ay wakhtigeedii qabsoomi doonto dalka isaga oo gudida doorashooyinka Somaliland ku sifeeyey qaar aan aqoon awoodohooda shaqo