berberatoday.com
Ciidamada Booliska Oo Amar Uu Bixiyey Maayar Soltelco Ku Soo Jar-jaray Calamaan Xisbiga WADDANI Ka Lu’lay Waddooyinka Caasimadda Hargeysa
October 13, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayirka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelko), ayaa habeenkii xalay amar ku bixiyey in gebi ahaan ba caasimadda Hargeysa laga soo jar-jaro calamo uu Xisbiga WADDANI ugu diyaar garoobaayey qabashada shirweynaha golaha dhaxe ee Xisbgaasi oo uu ka lu’lay meelo ka mid ah Waddooyinka caasimadda Hargeysa.

Amarkan uu Maayir Soltelko bixiyey, ayaa xalay fiidkii waxa la arkaayey ciidamada Booliska dawladda Hoose ee Hargeysa oo si cad u jar-jaraaya calamaddaas uu Xisbiga WADDANI ka lu’ lay waddooyinka caasimadda Hargeysa.

Illaa hada lama ogga sababta ka dambeysa in Maayir Soltelko uu jar-jaro calamada uu Xisbiga WADDANI ka lu’ lay waddooyinka iyo goobaha ay ku badan tahay bulshadu, balse waxa ay tallaabadani u muuqataa mid cabudhin iyo tacaddi ku ah nidaamka Xisbiyada badan maadaama hore Xisbiga KULMIYE looggu oggolaaday in uu calamo ka dhex lu’ lo gudaha caasimadda Hargeysa, balse taa lidkeeda loo diidan yahay WADDANI.

 

 

Xigasho Heegan-News/Staff

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews