berberatoday.com
Cunista Badan Ee Baradhada Oo La Ogaaday In Ay Sababto Xanuunka Dhiig-Karka
October 13, 2016 - Written by Berbera Today

baradhoHargeysa(Berberatoday.com)-Daraasadd cusub oo dhawaan laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa waxa lagu cadeeyay in cunista badan ee Baradhadu ay keento Dhiig-karka, cudurka Dhiig-karka ayaa sanad walba ay u dhintaan Malaayiin ka mida dadka dunida ku nool.

Waxa kale o ay daraasaddani cadaysay in cunista baradhada in ka badan afar jeer toddobaadkii ay sababi karto in dhiiga qofku kor u kaco, islamarkaana waxa uu qofkaasi halis u noqonayaa inuu ku dhaco Dhiig-karku.

Daraasaddan oo ay soo bandhigtay “Biritish Medical Journal” ayaa waxa lagu cadeeyay in Baradhadu ay ka mid tahay cuntooyinka ugu waaweyn ee sababa Dhiig-karta, arrintan ayaa ah arrin ku cusub dadka ku nool Adduunka iyada oo baradhada laga aaminsanaa inay kor u qaado macaanka jidhka qofka, balse khubarada sameeyay cilmi-baadhistan ayaa iyagu xaqiijiyay In cunista badan ee Baradhadu ay sababi karto Dhiig kar hor leh iyo sidoo kale xanuuno la xidhiidha wadnaha qofka, waxaanay uga digeen dadka aadka u cuna Baradhada inay toddobaadkii ugu badnaan laba jeer cunaan oo aanay ka badin si aanay ula kulmin cudurkaa halista ah ee Dhiig-karka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews