berberatoday.com
Hogaamiyaha Xisbullaahi Oo Sheegay In Bariga Dhexe Uu Ka Bilaabmay Isbeddel Cusub
October 13, 2016 - Written by Berbera Today

Bairut(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha ururka Xisbullaahi Xasan Nasrullaah ayaa waxa uu sheegay in bariga dhexe uu  ka bilaabmay isbeddel cusub, kaasoo uu ku sheegay inuu yahay mid kor u sii qaadaya dhibaatooyinka ka taagan dalalka Yeman iyo Suuriya.

Sidoo kalena waxa uu Xasan Nasrullaahi uu ka digay inay gobolka ku soo food leeyihiin dhibaatooyin kale oo badani, kuwaasoo uu ku sheegay in sabab ay u yihiin loolanka ay dalalka shisheeye ku loolamayaan labada dal ee Yeman iyo Suuriya.

Ururka Xisbullaahi ayay waddamada reer galbeedku ku eedeeyeen inay qayb ka ahaayeen weeraradii 11 sep, islamarkaana waxay ku dareen liiska ururada ay dalalka reer galbeedku  u yaqaanaan Argagixisada, waxa kale oo ururkan lagu eedeeyaa inay ka qayb qaataan dagaalada ka socda dalalka Suuriya iyo Yeman oo ay garab siiyaan Dawladda Iran.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews