Tartanka Ciyaaraha Goboladda Oo Aan Dalka Laga Dareemayn Iyo Qaar Ka Mid Aha Gobolada Oo Ku Gacansaydhay Wasaarada
October 13, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhawaan Ayay Ahayd Markii Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Ay Shaacisay In Ay Qabanayso Tartanka Ciyaaraha Dhowrka Jeer Baaqday Ee Hadhaaga Goboladda Somaliland Waxaana Loo Qoon-Deeyay In Uu Qabsoomo27/10/2016.
Guud Ahaanba Waxaan Laga Dareemayn Qabsoomida Tartankan Gobolada Dalka Halka Qaar Ka Midi goboladuna Ay Ku Gacan Saydheen In Ay Ka Qayb Galaan Kulamadan