Cabdilaahi Jawaan Oo Cabdiraxmaan Saylici Ku Eedeeyay Inuu Markii Labaad Mashruuca JPLG Ka Reebay Gobolka Hawd
October 14, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-La Taliyaha Madaxwaynaha Somaliland ee Doorashooyinka Cabdilaahi Jawaan ayaa Cabdiraxmaan Saylici Ku Eedeeyay Inu Mashruuca JPLG Ka Reebay Gobolka Hawd