berberatoday.com
Maxaad Ka Taqaan Waxyaabaha Ugu Badan Ee Kalyahaaga Waxyeeli Kara ?
October 14, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Kalyuhu waa Xubnaha Ugu mihiimsan Jidkhka Binu Aadamka, Shaqadooduna waa ka saaraan wasakhda iyo waxyaabaha aan loobaahneyn jidhka iyagoo ka dhigaya Kaadi sidoo kale Waxay ilaaliyaan Xadiga Macdanaha, sida kaalshiyamta (Calcium) iyo Milixda (Phosphate).
Sidoo kale Kalyuhu waxay Ilaaliyaa Dhiigkarka (Blood Pressure) iyagoo soo saara Dheecaano mihiim u ah shaqadan, waxaa kaloo ay sameeyaan unugyada cas cas ee dhiiga kuwaas oo shaqadoodu tahay inay ukala qaadaan Oxygen ta iyo Nafaqada jidhkoo dhan.
Faaidooyinkaa iyo Qaar kale oo kasii badan ayey Kalyuhu Qabtaan waana mihiim in aad ilaaliso oo aad daryeesho waxyaabaha Dhibaatada ku ahna aad ka ilaaliso, waxaanan mawduucan kaga hadlaynaa 10 habdhaqan ama caadeysi oo ka qayb Qaata waxyeelada kalyahaaga Caafimaadkooda waxaana ka mid ah

  1. Biyo kugu Filan oo aanad Cabin

Biyaha oo ka dhamaada jidhku waxay keentaa in kalidu aaney sifiican u shaqeyn dhiigunu wuxuu noqdaa mid aad u adag oo waxaa yaraada dhiigii kalyaha.
waxaana loo baahanyahay qofka qaangaadhka ahi in uu isticmaalo maalintii inta u dhaxaysa 10-12 koob oo biyo ah, dadka sameeya jimicsiguna way ka badsadaan intaa

2.kaadida oo aad xajisato inbadan
Tani waa sababta in ta badan keenta kalyo xanuunka kaadida oo in badan aad xajisataa waxay kaadi haysta ku dhalisaa bacteria keenta xanuun natiijadiisuna tahay marka dambe inaad kaadida xajisan kariwaydo.

3.Sigaarka
Cabista sigaarku waxay saameyn togan ku keentaa marwalba Caafimaadka guud ahaan jidhka, waxaaney waxyeeshaa unugyada, kalyuhuna waxay ka midyihiin meelaha ugu nugul ee sigaarku waxyeelo daraasado caafimaad oo badana waxaa lagu ogaadey xidhiidhka ka dhexeeya cabista sigaarka iyo kalyo xanuunka

4.Cunooyinka Borotinka badan

Isticmaalka Cuntooyinka uu ku badanyahay Borotiinisku sida hilibka waxay Kordhiyaan Khatarta Kalyo xanuunka

5.Milixda Badan
Isticmaalka Milixda badan ama cusbo badan waxay dhaawacdaa Kalyaha waxaney horseedaa dhibaatooyin caafimaad oo kala duwan
kalyuhu waxay ka is ticmaalaan 95% sodiumta ku jirta cuntada si hadaba loo saaro milixdan waa in la sameeyaa Jimicsi baban.

6.Hurda la’aanta

Dad badani waxay iska indha tiraan Mihiimada nasashada ama hurdada. si kastaba ha ahaatee hurdada wanaagsan ee la seexdaa sida caadiga ah waa 6-8 Saacadood, waxaa dib loo Cusboonaysiiyaa
qaar ka mida unugyada inta la hurdo, sidaa darteed Hurdo Yaraanta ama seexan waagu wuxuu joojiyaa sameynta unugyadan waxaanu waxyeelaa unugyada jidka waxaana lagu ogaadey daraasado badan in hurdadu faaido badan u leedahay Kalyaha.

7.Caadeysiga Kiniinka Xanuun Jabiyaha

dad badan waxay Isticmaalaan xanuun jabiyayaa kala duwan si ay iskaga bi’iyaan xumada laakiin tan caadeysigeedu wuxuu halis ku yahay kalyaha iyo sidoo kale unugyada jidhka

  1. Isticmaalka badan ee Cabitaanada ama Cunooyinka ay ku jirto Maadada Kaafiin (Caffeine)
    Kaafiinta Badani waxay kor uqaadaa cadaadiska dhiiga arintanina waxay kalyaha ku keentaa culeys iyo xanuun warbixin lasoo saarey 2002 ayaa daaha ka qaadey in isticmaalka badan ee maadada kaafiintu xidhiidh toosa la leedahay dhagxanta kalyaha.

9.Isticmaalka badan ee Alkoosha

Alkooshu waxay toos u weerartaa kalyaha iyo Beerka, Qofka badsada isticmaalkoodana waxay si dagdega ugu keentaa kalyo xanuun

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews