berberatoday.com
Guddoomiyayaasha saddex xisbi ee somaliland iyo waxyaaba ay ku kala duwan yihiin.
October 15, 2016 - Written by Berbera Today

Guddoomiyayaasha saddexda xisbi qaran ee somaliland oo kala ah Eng Faysal Cali Xuseen guddoomiyaha xisbiga UCID ,Muuse Biixi Cabdi guddoomiyaha xisbiga KULMIYE , Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo ah saddexda masuul ee ugu sareeya wakhtigan xisbiyada qaranka somaliland ayaynu ku eegaynaa qorman kooban.

Qodobkan maanta waxaynu ku eegaynaa guddoomiye kastaaba baasaaboorka ama dalku-galka uu adeegsado markuu doonayo inuu safar dibadeed uga baxayo waddankiisa hooyo (travel documents) .

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo wuxuu haystaa dhalashada wadanka Finland waana muwaadin haysta laba dhalasho oo kala duwan dhalashada Wadanka Finland oo uu muwaadin rasmi ah u diiwaangashan yahay iyo dhalasha dalkiisa labaad ee somaliland (dual citizenship ) wuxuu safarada dibada u adeegsadaa baasaaboorkiisa Finland.

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi wuxuu haystaa dhalasha wadankiisa koowaad oo ah Somaliland mana haysto dhalasho wadan kale wuxuu i safarada dibada u adeegsataa uguna socdaalaa baasaaboorka Jamhuuriyada somaliland mana haysto baasaaboor kale .

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo wuxuu haystaa dhalashada wadanka Finland waana muwaadin haysta laba dhalasho oo kala duwan dhalashada Wadanka Finland oo uu muwaadin rasmi ah u diiwaangashan yahay iyo dhalasha dalkiisa labaad ee somaliland (dual citizenship ) wuxuu safarada dibada u adeegsadaa baasaaboorkiisa Finland.

F.G kala hormarinta masuuliyiinta iyo xisbiyada waxaan u adeegsaday siday u kala da’weyn yihiin .

#Somaliland#UCID#KULMIYE#WADDANI

 

Saleban Sahal Hajji
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews