berberatoday.com
Maareyihii Hore Ee Dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxor Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay Waxba Kama Jiraana Kutilmaamay
October 15, 2016 - Written by Berbera Today

Cali Cumar XoorxorAddis Ababa(Berberatoday.com)-Maareyihii Hore ee Dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)ayaa waxba kama jiraan kutilmaamay War lagu baahiyay warbaahinta qaarkeed oo shegaayay inuu ku biirayo Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

Maareye Cali Xoorxor oo ku sugan dalka itoobiya ayaa khadka tilifoonka kula soo xidhiidhay shabakada Wararka ee Berberatoday.com waxaanu sheegay in aan warkaas warbaahinta qaarkeed qortay ee sheegaya inuu xisbiga Waddani ku biirayo Waxba ka jirin cidii qortayna ay iska qortay Waxaanu yidhi”Waxan kusuganahay dalka Itoobiya oo aan hawlo iigaara ujoogaa aniga iyo qoyskaygu warkaas la leeyahay Cali Xoorxor baa Xisbiga Waddani ku biirayana Waxba kama Jiraan.

Eng Cali Cali Xoorxor oo hadalkiisa siiwata ayaa waxa uu yidhi”Anigu waxan katirsanahay Dawlada iyo Xisbigeeda oo aan lasoo shaqeeyay hadana aan la shaqeeyaa markaa qolyaha warkaas qoray waxan leeyahay adeer intaydaan warka baahin horta xogta rasmiga ah raadiya cid ay khusaysana wax ka weydiiya si warkiinu unoqdo mid la hubo.

Maareyihii Hore ee Dekeda Berbera Eng, Cali Xoorxor ayaa kamid ah siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Saamaynta Xoogana Kuleh Gobolka Saaxil xiligan la joogo waana masuul aan looga baranin inuu Mucaarado markastana waxa uu la shaqeeyaa Xukumada Joogta ee Maamulka dalka Hogaamisa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews