Daawo Oo Dib Umilicso Xirsi Oo Faysal Cali Waraabe Dhaliilo Culus Ujeedinaya”Faysal Cali Waraabe Waa Khaa’inal Waddan, Waana Ninkii Basaasay Dhalinyaradii “Uffo”Waana Gaani Saaxibkii, Waxaad Ceebta Utaqaan Rag-bay Cadadood Tahay”. Xirsi Cali Xaaji Xasan
October 15, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Milicso Weedho Xanaf badan oo ay hore Warbaahinta Iskugu mariyeen Ex Wasiir Xirsi Iyo Gudoomiyaha Ucid. “Faysal Cali Waraabe waa Khaa’inal Waddan, Waana Ninkii Basaasay dhalinyaradii “Uffo” waana Gaani Saaxibkii, Waxaad Ceebta u Taqaan Rag-bay Cadadood Tahay, Waxan kala garan-weynay inuu Kooxda Xamar la socdo iyo inuu anaga nala socdo”. Xirsi