berberatoday.com
Muuse Biixi Muxuu Ka Yidhi Siyaasiyiinta Isbaahaysiga Ee Ku Biiray Xisbiga Waddani?
October 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Ingiriiska  ayaa wareysi uu siiyey idaacada BBC da laanteeda afka Soomaliga ayaa uu  kaga hadley siyaasiyiintii isbaheysiga Kulmiye ee ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Muuse Xafiis

Muddane Biixi waxaa uu sheegay in siyaasiyiintaas badankoodu aanay ka mid aheyn dadkii hawl wadeenada ahaa ee xisbiga Kulmiye ka mid ahaan jiray  balse waxaa uu ku sifeeyey rag ganacsato ahaan jiray oo xukuumada si dhib yar  u soo galay waxaana uu yidhi

“Horta dadkan iminka ka tagay xukuumada badankoodu hore umay aheyn dad hawl wadeeno ka ah xisbiga Kulmiye , waxay u badnaayeen dad iskood u shaqeysta ama xawaalado ka shaqeeya , hasa yeeshee markii xisbiga Kulmiye guuleystay ka soo qeyb galay xukuumadii uu madaxweynuhu xilal u dhibay  markii danbana  xilalkii uu madaxweynuhu u dhiibey iyagii oo xukuumadii ah ayey is casileen   , wey jiraan dhawr qof oo ragii xisbiga ka mid ahaa wey jiraan ” ayuu yidhi

Sidoo kale gudoomiye Muuse Biixi isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in aanay jirin  wax ay iskugu yimadeen oo xumaani ahi waxaana uu yidhi

” Dee anaga waxba iskumanaan qaban , iyaga ayaa doortey in ay meel kale tagaan , dee markaas qofku waa u xor raygiisa ” ayuu yidhi Muj Muuse Biixi oo wareysi siiyey Idaacada BBC

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews