Daawo Muuqalka”Geedka Ugu Sunta Badan Ee Caalamka Ku Yaala Kaas Oo Xitaa Hadhkiisu Sun Yahay
October 16, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa geedka ugu khatarsan dhirta caalamka ku taal kaas oo xitaa hadhkiisu sumaysan yahay.