berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Nuxurka Qudbad Uu Gudoomiye Ciro Jeediyey Oo Fariin Ugu Diray Gudida Dorashooyinka , Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye
October 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo ka hadlaayey munaasibad uu xisbigiisu  ku qaabilay jamaahiir taageerayaal ka soo jeeda gobalka Hawd  sidoo kalana lagu maamusayey wareejinta beeshaasi lagu wareejiyey xilkii gudoomiye nimada xisigaasi  ayaa waxaa uu ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa .

ciro

Gudoomiye Ciro ayaa waxaa   uu ugu horeyn  sheegay in xisbiga Waddani aanu mar danbe aqbali doonin in doorashada dib u dhac ku yimaado  , sidoo kale na waxaa uu Ciro fariin u diray  xisbiga dhigiisa ah ee Kulmiye isaga oo u soo  jeediyey ciyaartii tartanka doorashadu in ay soo dhawaatey sidaas darteedna  ay soo diyaariyaan cidii doorashada uga qeyb gali laheyd.

Sidoo kale Gudoomiye Ciro ayaa waxaa dhinca kale uu  gudida doorashooyinka Somaliland ugu baaqay in sida uga dhakhsa badan ugu dhawaaqan wakhtiga ay doorashadu dalka ka qabsoomi doonto

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbada Gudoomiye Ciro

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews