berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Siyaasi Xussen Axmed Caydiid Oo Fariin Hanjabaad Ah Hawda U Mariyey Xisbiga Kulmiye
October 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Xussen Axmed Caydiid  oo hore uga mid ahaa siyasiiyiintii isbaheysiga Kulmiye isla markaana hada ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu hadlo hanjabaad u muuqda uu hawda u mariyey xisbiga muxaafidka  ah ee Kulmiye

caydiid

Muddane Caydiid waxaa uu sheegay in siyaasiyinta isbaheysigu sababta ay isku casileen aanay aheyn inqalaab ay wadeen balse ay inqilaabka ay wadeen qoladii shirka Kulmiye Afduubtey , isla markaana waxaa uu uga digey  qoladaasi in ay isku dayaan  in ay sameeyaan inqalaab  maalinta   ay hungooban ee doorashada madaxtinimo  laga helo.

Sidoo kale Xussen Axmed Caydiid waxaa uu siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye  ugu hanjabay hadii ay tageero xisbigoodu hayso in ay wax iska celiyaan saaxda tartanka

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews