Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa xaqiiqooyin iyo cadaymo ka hadlaya dhaqaalaha dalka shiinaha dalkaas oo tirade dadkiisu gaadhayso 1 bilion iyo sadex boqol iyo todobaatan million oo ruux kuwaas oo ku nool masaafo dhuleed oo gaadhaysa in ku dhow 10 milion oo KM oo squere ah.