Daawo Muuqalka”Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadley Xilka Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Loo Comaamadey
October 16, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana loo comaamadey in uu noqdo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadlay xilkaasi
Muddane Jirde waxaa uu sheegay in uu aad ugu mahad celinaayo gudoomiyaha xisbiga Waddani Muddane Cabdiraxmaan Ciro oo isagu kursigan ka kacay isaga oo taladii dalka aan ku guuleysan isla markaana khamaaray , xisbigana ay kula soo bahoobeen labeenta iyo haldoora siyaasiyiinta Somaliland .