Qarax 30 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Baqdaad
October 16, 2016 - Written by Berbera Today
Baqdaad(Berberatoday.com)-Qarax ismiidaamin ah ayaa lala eegtay dad shiico ah oo ku sugnaa magaalada Baqdaad ee xarunta dalka Ciraaq.

Qaraxaasi ayaa galaaftay nolasha 30 qof halka in kabadan 60 kalena ay ku dhaawacmeen.