berberatoday.com
“Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Waxaan Isku Kaashan Doona Sidii Xisbiga Waddani Guul U Gaadhi Lahaa”Daawo Muuqal Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xassan
October 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Xiri Cali Xaaji Xassan wasiirkii hore ee wasaarada  madaxtooyada Somaliland oo hada ka mid ah saraakiisha ugu sar sareysa  xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley gudoomiyaha xisbiga  Waddani oo loo comaamadey in uu noqdo xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

siyaasi-xirsi

Muddane Xirsi waxaa uu sheegay in xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ay isku kaashan doonan sidii xisbiga Waddani guul u gaadhi laha isla markaana ay gacmaha qaban doonaan garbahana ay ka gali doonan  Muddane Ciro sidii uu  madaxweynaha dhaw u noqon lahaa waxaana uu yidhi

” Waxaan idiin balan qaadeynaa aniga iyo Cabdiqaadir Jirde in aanu gacmaha qaban doono hareeraha na  ka gali doono musharaxa mustaqbalka ee madaxweynaha dhaw noqon doona Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ” ayuu yidhi Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xassan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews