Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaanka xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen isku aadka wareega labaad ee tartanka kubadda cagta ciyaaraha gobolada Somaliland 2016 oo dhammeystiran.
Halkan Ka Akhriso Sida Ay Iskugu Dhaceen Kooxaha Goboladu