berberatoday.com
“Maanta Laga Bilaabo Aniga Ayaa Madaxweyne Siilanyo Iyo Muuse Biixi Afhayeen U Ah “..Wasiir Cukuse .
October 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in maanta laga bilaabo uu isagu yahay afhayeenka madaxweynaha Somaliland iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye

 

Muddane Cukuse ayaa hadalkaasi  yidhi isaga oo ka jawaabaya su,aal nuxurkeedu ahaa maxaa uu madaxweyne Siilanyo iyo gudoomiye Muuse Biixi oo maanta dalka ku soo laabtey  ay warbaahinta ula hadli waayeen ayaa waxa uu sheegay  wasiirku in uu isagu matalo isla markaana uu ku hadlaayo afkoodii wax hadalkooda looga baahan yahana aanay jirin  .

Dhinca kale wasiir cukuse ayaa waxaa uu ku faanay in uu yahay afhayeen in muddo ah xukuumada afkeeda ku hadlaayey aqoon badana u leh mihnidaasi.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews