Daawo Sawirada”Goobta Loo Asteeyey In Uu Ka Qabsoomo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Maalinta Bari Ah Furimi Doona
October 18, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Hargeysa maalinta bari ah ka furmi doona shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani kaas oo lagu soo dooran doono musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa doorashada uga qeyb gali doona xisbigaasi sanadka 2017.
Shirkan ayaa loo asteeyey in uu ka qabsoomo Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxaa hawl wadeenada Shabakad Berberatoday.com ay caawa booqdeen hoolkaasi isla markaana sawiradani idiinka soo qaadeen .