berberatoday.com
Shirwaynaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo Bari Qabsoomaya Iyo Dad Soo Buux Dhaafiyay Xafiiska Xisbiga
October 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa maalinta bari ah magaalada hargeysa gaar ahaan hotel maansoor si rasmi ah uga qabsoomayo shirwaynihii golaha dhexe ee xisbiga WADDANI kaasi oo loo balansan yahay inuu maalinta bari ah oo bishu ku beegan tahay 19-10-2016-ka qabsoomo.
Waxaana masuuliyiinta xisbiga WADDANI ay qaybinayeen kaadhadhka lagu galo xaflada shirwaynaha xisbiga iyaga oona xafiiska xisbiga WADDANi ay soo buux dhaafiyeen taageerayaal tiro badan oo ka tirsan xisbiga isla markaana doonaya inay ka qayb galaan xafladad shirwaynaha xisbiga.

fa5224af42fd0fb251e65743a2284b69_L
Sidoo kalena waxa maalmihii u danbeeyey magaalada hargeysa kusoo qulqulayay saraakiisha kala duwan ee xisbiga WADDANI ee gobolada dalka iyo laamaha dibada kuwaasi oo soo dhawayno kala duwan ay ku qaabileen madaxda xisbigu.
Shirkan ayaa labadii cisho ee u danbeeyey aad looga hadal hayay guud ahaan somaliland gaar ahaana caasimada hargeysa iyaga oona dadka ka faalooda siyaasadu siyaabo kala duwan uga hadlayay qabsoomida shirwaynaha xisbiga WADDANI.
shirwaynaha ayaan lagu ansixin doonaa laguna soo saari doonaa labada siyaasi ee u tartami doona jagooyinka madaxwaynaha iyo ku xigeenka xisbiga Waddani uga qayb gali doona tartanka doorashada madaxwaynaha ee la filayo inay qabsoonto horaanta sanadkan soo socda ee 2017-ka.
waxaana jagada madaxwayne ku xigeenka xisbiga WADDANI u tartamaya labada siyaasi ee kala ah Axmed Muumin Seed iyo Dr Maxamed Cali Cabdi halka jagada madaxwaynaha xisbiga WADDANI-na uu u taagan yahay gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro.
lama saadaalin karo sida uu kusoo dhamaanayo shirwaynahan xisbiga WADDANI qabsano oo soconaya muddo laba cisho ah isla markaana ka kala dhacay hoteelada Maansoor Iyo Ambassador ee magaalada hargeysa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews