Somaliland: Mashruuc Loo Furey Caruurta Yaryar Ee Aan Gaadhin Da’da Waxbarashada
October 18, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa daahfurtay mashruuc cusub oo loogu talo galay in lagu barbaariyo caruurta da’da yar ka hor inta aan loo bilaabin waxbarashada
Mashruucan ayaa waxa maalgalisay hay’adda Pharo Found, iyadoo mashruucani uu noqonayo kii ugu horeeyay ee abid laga hirgaliyay Somaliland.
Munaasibada lagu soo bandhigayay mashruucan oo ka dhacday dugsiga hoose dhexe ee Maxamed Cali Dayib ayaa waxaa ka hadlay muhiimada Mashruucani u leeyahay Caruurta, Maamulaha Dugsigaasi
HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAAS.