Daawo Muuqalka”Khudbadii Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Ka Jeediyey Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Kuna Soo Bandhigay Barnaamijkiisa Siyaasadeed
October 19, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyey furitaanka shirka golaha dhexe ee xisbigaasi.
Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu khudbadiisan ku soo bandhigay barnaamijka siyaasadeed ee xisbiga Waddani
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.net