Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada duulista iyo Hawda Somaliland muddane Farxaan Aadan Haybe ayaa waxaa uu maanta safar shaqo ku tagay magaalada Berbera gaar ahaan madaarka magaladaasi
Wasiirka oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in madaarka Berbera uu dib shaqadiisii u bilaabi doono 01.11.2016 isla markaana duulimaadkaas ay bilaabi doonto shirkada Air Jabuuti.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com