berberatoday.com
Deg Deg Ah”Jadwalka Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Wax Ka Bedel Lagu Sameeyey
October 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa wax ka bedel lagu sameeyey jadwalka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani waxaana  sidaasi dadweynah ku war galiyey gudoomiyaha golaha dhexe muddane Cismaan Afgaab.

Waddani sax

Gudoomiyaha golaha dhexe waxaa uu  ugu horeyn  sheegay in mudada uu socon doono shirka golaha dhexe ay noqon doonta saddex  maalmood   oo hore loogu qoondeeyey in uu noqdo laba maalmood .

Maallinta Bari ah waxaa uu shirkani ka sii socon doona hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa isla markaana waxaa la cusuumay aqoon yahanka iyo dhalinyarada Somaliland ee jaamacada ka baxdey si ay arigtidooda ugu daraaan buuga siyaasiga ah ee xisbiga Waddani

Ugu danbeyn waxaa shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani la soo gabo gabeyn doona maalinta Sabtida ah oo la dooran doono musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa kaas oo ay munaasibadaasi ka dhici doonto Hotel Ambasadoor.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews