berberatoday.com
Maxkamad Talyaaniga Taala Oo Xoriyadiisa Ucelisay Muwaadin Somaliya Oo Mudo 19 Sanadooda Uxidhnaa Danbi Aanu Galin+Daawo Sawirada
October 19, 2016 - Written by Berbera Today

Italy(Berberatoday.com)-Waxaa maanta la sii daayey Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xaashi Cumar Xasan muddo 19 sano ahna ku xidhnaa Talyaaniga loona haystay Gabar Wariye ah oo Muqdisho lagu dilay taas oo udhalatay dalka talyaaniga.

Maxkamad ku taalla magaalada Perugia ayaa ku dhawaaqday in Xaashi lagu waayay dambigii lagu soo oogay isla markaana mudadaas dheer uu xaq daro ugu xidhnaa Talyaaniga.

Xaashi Cumar Xasan ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay inuu xoriyadiisa dib u helo, isagoo u mahad celiyey qareenadii iyo dadkii kale ee ka qeyb qaatay sidii uu xukun cadaalad ah u heli lahaa.

Xaashi Cumar Xasan ayaa intaa ku daray inuu dowladda Talyaaniga ka dalbanayo Magdhaw maadaama uu mudo dhan 19 sano u xidhnaa cadaalad daro.

Sidoo kale Xaashi Cumar Xasan ayaa u Mahad celiyay Ummadda Soomaaliyeed ee u dooday intii uu xidhnaa, wuxuuna xusay inuu filayey Maalin maalmahaha ka mid ah inay cadaaladu shaqeyn doonto.

Xaashi ayaa waxaa loo heystay dilkii loogu geystay magaalada muqdisho 20 kii March 1994-kii Ilaria Alpi iyo Miran Hrovatin oo ah suxufiyiin Talyaani ah oo xiligaas Muqdihsi utagay hawlo shaqo.

Xaashi Cumar Xasan ayaa ku eedeysnaa inuu ka mid ahaa kooxdii mas’uulka ka aheyd mu’aamaradii lagu dilay 2-da suxufi ee Talyaaniga ah, waxaana sidaas markii Xaashi la xukumayey Maxkamadda horteeda ka caddeeyey Axmed Cali Raage (Jeelle) oo marqaati fur been abuur ah sameeyey.

xaas

xaas1

xaas2

xaas3

xaas4

xaas5

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews